Wasiirka Amniga oo ka digay Hab dhaqanka qaar kamid ah Masuuliyiinta dowladda

Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur oo maanta ka qeyb galay munaasabad ka dhacday xarunta taraafikada ayaa ka hadlay qaladaadka ay sameeyaan masuuliyiinta dowladda ee isticmaala laamiyada Muqdisho. Waxa uu sheegay wasiirka in gaadiidka ay wataan masuuliyiinta dowladda in ay sameeyaan qaladaad badan ayna maraan waddo aan aheyn middii saxda aheyd mararka qaarna ay … Continue reading Wasiirka Amniga oo ka digay Hab dhaqanka qaar kamid ah Masuuliyiinta dowladda